Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane cali gacal Casir ayaa sheegay in ay dhawaan qabanaayaan doorashada madaxtinimada Maamul Goboleedka Galmudug oo uu...
War iminka kusoo dhacay warqabadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayo in uu dhawaan Qarax ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir....
Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu faafiyay warbaahinta qaar...
Xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay oo halku dhig looga dhigay "Taageero isbedel iyo taakuleynta dadka dhibban" lagu qabtay magaalada...
Isagoo la hadlayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayuu ka hadlay arimo dhowr ah wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Soomaaliya ahna mudane...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayo Dowladda cusub ee Soomaaliya ka dhalatay isla markaana dhaqaalo loogu...
Shir looga hadlayay hagaajinta adeegga garsoorka dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Shirkan oo bishii mar la qabto islamarkaana looga...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo", ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyaan isu soo baxdyo Alle...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho