Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Maxamad Ibraahim Barre ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaannada Numbar 50...
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan talo wadaag ah oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay kaga doodayeen dhinacayada...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka, mudane Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada...
Shirka 15-aad ee Golaha Guud ee Warbaahinta Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Gaborone ee Caasimadda dalka Botswana. Shirka ayaa...
Isku duwaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ee Gobalka Mudug Macalin Cabdulaahi Axmed Xirsi oo isaga iyo...
Guddiyada Maaliyadda ee labada aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su'aalo weydiin ah xarunta guddoonka iyo guddiyada ee...
Agaasimaha Machadka Caafimaadka Qaranka Dr Xuseen Abuukar Muxiidiin ayaa xarunta Machadka ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Xafiiska Hay'adda Caafimaadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha....
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF)...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho