Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi...
Afar qof ayaa ku dhaawacantay kadib qarax qabsaday mid ka mid ah gaadiidka ay adeegsadaan Ilaalada UN-ka, kaasi oo ku qarxay...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar arbushaad ah oo xalay maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ay ka sameeyeen xaafad ka...
Uqeybsanaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo lagu wareystay Barnaamijka Tubta Nabada ee ka baxo Radio muqdisho ayaa ka hadlay Muhiimada...
Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand oo Muqdisho yimid....
Ahmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka...
Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka JFS ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...
Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa sanadkiina la qabto halmar ayaa ka dhacday magaalada Johannesburg...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanka Mooro gaabeey oo qiyaastii 30 KM u jirta degmada Xudur ee xarunta...
Faaahino dheeri ah ayaa ku soo baxaya Qaraxyo maanta ka dhacay meel u dhaw Garoonka Diyaardaha Caalamiga ah Aadan Cadde...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho