Munasabad lagu soo xerayay tartan Qur’aan aqris ah isla markaana abaalmarino lagu gudoosiinayay ardaydii ku guulaysatay ayaa lagu qabtay magalaada...
Gudiga Doorashada Gudoonka Golaha shacabka ayaa soo saaray jadwalka Doorashada gudoonka Golaha shacabka sidoo kale waxa ay doorteen hogaan ........
Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibrahim iidle Suleymaan, oo ay wehliyeen Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir, Gudoomiyaha...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Midowga Afrika ayaa munaasabad sagootin u sameeyay ciidamo Nigeriyaan ah oo ka tirsan boliska Amisom....
Labo qarax oo aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxaa ay ka dhaceen agagaarka garoonka duyuuradaha ee Aadan Cade...
Mo faarax oo bilaabay orodka isagoo 12 jir ah taaso uu ku bixiyay dadaal badan sababtayna inuu heer ka gaaro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka...
Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho....
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo kaddib kulan ka...
Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho