MHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed...
Shirkan loogu magac daray walaaleynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika oo ay soo qaban qaabisay Hay"adda Culumada Al Bayaan ayaa lagu...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’adda cunada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay...
Kulankaan casho sharafta ah oo ay soo agaasintay Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa lagu dhiiragalinayay tartankii Gabdhaha...
Wafdiga Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir waxaa Madaarka Caasimadda Kuwait ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya ee...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Cali Cabdulaahi Cosoble, ayaa ugu hambalyeeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo ku aadan furitaanka...
Wararka aanu ka helayno wariyaha Sonna ee nooga soo waramaya Goobtii lagu qabtay Munaasabadda dhaarinta Xidhibaanada labada aqal ee B.F...
Gabdhaha gobolka Banaadir, ayaa ku guulaystay Koobka Kubadda Kolayga gabdhaha Soomaaliyeed ee ka soconayay magaalada Garoowe ee Puntland. Kooxda kubada...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho