Qabanqaabada xaflada dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho taasoo lagu qabandoona dugsiga sare...
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii...
Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa soo bandhigay xalay dhagarqabe Maxamed Ibraahim Xasan oo ahaa Darawalkii Waday Gaarigii...
Tuulada Yaaq-bishaaro ayaa waxaa ka socda dagaallo xooggan oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii...
Wasiirad ku xigeenka Beeraha iyo waraabka Puntland Siciido Xuseen Cali oo waraysi Gaar ah siisay warbaahinta qaranka ayaa ka xog...
Xilli dhaqdhaqaaq ganacsi uu ka bilowday degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ganacsatada Sooamaliyeed waxa ay bilaabeen inay mashaariic maalgashi...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay xalay sakhdii dhexe weerar Duqeyn ah ka geysteenteen Tuulooyinka Hanti...
Tartankii Ciyaarta Gabdhaha Kubadda koleyga ee Maamul-goboleedyada Dalka ayaa soo gaaray heerka kama dambeys ah. Ciyaarta kama dambeysta ayaa la...
Furitaan tababarkaan sare u qaadidda aqoonta howl-wadeenada garsoorka dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, xubno...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho