Kulan ay isugu yimaadeen 15 xubnood ee golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo ka qabsoomay magaalada new York jimcadii shalay...
Toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa isa soo tarayay Dagaallada u dhaxeeya Shacabka Soomaaliyeed iyo kooxda Alshabaab kaas oo ka dhacay Deegaano...
Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday in 1.5 milyan oo doollar ay ku bixinayso maalgelinta dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Soomaaliya...
Magaalada Kambala ee Dalka Yugaandha ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan qaab diyaarinta Miisaaniyadda 3- sanadlaha ah. Tababarkaasi...
Wararka ka imaanaya Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in Ninkii geystay weerarkii gaari ee jiirsiiyay dad ka tukaameysanayay...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay dhibaatooyinka ay maleeshiyaadka Shabaab ku...
Tartanka Ciyaarta Kubbada Koleyga Gabdhaha ee Maamul Gobaleedyada Dalka Soomaaliya ayaa Shalay galab ka furmay Magaalada Garawe ee Gobolka Nugaal....
Qarax ayaa galabka ka dhacay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Sadex qofood...
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo Shaqo iyo Tirakoobidda Ciidamada Booliska Puntland u jooga Magaalada...
Doorashada Golaha shacabka ee Gobalada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya oo ka socota Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaana lagu soo dooranayaa...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho