Xilli qeybo ka mid ah gobollada dalka ay ku dhufteen abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa Xildhibaan Nadiifo Aadan Isaaq...
Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG...
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiiraan, kan Beledweyne iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa gaaray deegaan 100...
Mogadishu, 26 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi...
Maxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta safaro shaqo ugu amba baxay...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan...
Dhismaha Jaamacadda Galgaduud University ayaa laga bilaabay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana wada jir u dhisaya bulshada Caabudwaaq oo...
Muqdisho 25-November 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Dowlad Gobolleedka...
Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa guddi ka kooban 21 xubnood u saaray colaadda ka taagan duleedka Magaalada Baladweyne ee...
Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho