Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Waddanka Maraykanka Brack Xuseen Obama ayaa Warqad uu udiray Golaha Wakiilladda Dalkiisa waxaa uu uga...
Doorashada xubnaha u tartamaya labada aqal kana soo jeeda gobollada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho. R/wasaare...
Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay magaalada Cadaado. Xildhibaannada saaka ku soo baxay doorashadaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda Magaalada Kismaayo kulan kula qaadanaya Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...
Wasaaradda caafimaaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo dhanka waaqooyi oo ay...
Kismayo, 05 December 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'rke ayaa soo dhaweeyay go'aanka odoyaasha dirta Waqooyi ee ah in doorashada lagu...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ayaa caawa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo xarun KMG...
Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiayaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed...
Kormeer uu ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda xaddiga ay gaarsiisanyihiin Abaaraha iyo biyo yarida ka jirta Deegaanada Galmudug ayaa waxaa xubno...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho