Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaliya Mudane Xildhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Janaral...
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doorto xildhibaankii ugu dambeeyey ee xubnaha Aqalka hoose u matali doono Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee...
Labada dal ee Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka Mileteriga iyo amniga ku saabsan. Sida ay soo warisay...
Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto xildhibaankii ugu danbeeyey ee xubnaha aqalka hoose ku matali doono maamulka...
xaalada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostago ayaa lagu soo waramayaa in saakay aad u dagantahay isla markaana...
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay laba kursi oo ka mid ah saddexdii Kursi ee ugu dambeysay tartanka doorashada Xubnaha...
Dowladda Masar ayaa si loo horumariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed waxa ay sheegtay in ay Muqdisho ka hirgelin doonto Iskuulaad Waxbarasho...
Doorashadii Aqalka hoose ee ka socotay magaalada Garowe ee dowl-goboleedka Puntland ayaa maanta loo tartamay ilaa saddex kursi. Doorashada maanta...
Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha'u...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho