Taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka "NISA" Xasan Dheere ayaa ku dhaawacmay weerar goor dhow...
Waxa qoray Danjire Francisco Caetano Madeira Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada...
Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni Mudane, Waxaan ku faraxsanahay, anigoo ku hadlaaya magaca dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda iyo farxad...
Saamaynta abaarta ka jirta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa marba marka ka dambeeysa sii badanaysa, waxaana kordhaya dhibaatooyinka nololeed...
Deeq isugu jirta raashiin iyo biyo nadiif ah ayaa loo qeybiyay boqolaal qoysas ah oo ka mid ah kuwa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka...
Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ayna ka qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum....
Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta iyo iskaashiga dhinaca Dalxiiska ayaa lagu qabtay dalka Turkiga. Shirkan oo ay ka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa xarunta ICAO ee Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...
Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho