Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu...
Madaxweynaha Dawladd Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 26 March 2017 kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe...
Munaasabad lagu xusay Maalinta Agoonta Soomaaliyeed oo ku beegan 26 Maarso 1970 kii, sanad guuradii 47 aad ayaana maanta lagu...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa khudbad ka jeediyay shir madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo...
Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose waxaa Maanta laga-hirgaliyey Solar-ka ku shaqeeya Cadceedda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo. Hirgelinta...
Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday baarlamaanka federaalka Soomaaliya in ay meel mariyaan Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble oo shalay gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan looga hadlayay baahinta Nidaamka Dowladnimo la yeeshay Maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho