Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamulkaasi ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka...
Taariikhda mareykanka inta la ogyahay, waxaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee qabta talada dalka Mareykanka uu ahaa George Washington ,kaas oo jagada...
Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began...
Muwaadiin Soomaaliyeed oo tiradooda gaareysay Afar ayaa la sheegay inay ku dhinteen dab ka kacay dukaan ay dhex hurdayeen oo...
Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada...
Wefdigaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha gudiga qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Saahir Nuur, Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed...
Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo maanta ku beegan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa ka hadlay xuska maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ee 21 November....
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho