Waxaa saacadaha soo socda magaalada Muqdisho ka dhici doonta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya afarta sano ee soo socota dalka hogaamin...
Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib waxa ay weerar ku qaadeen Hotel ku yaalla magaalada Boosaaso oo lagu...
Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir Cabdullaha Ibraahim Sahal Gardhuub ayaa caawa ku geeriyooday...
Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax iyo shaqaale...
Waxaa soo gababooday Doorashadii labadii xildhibaan ee ugu danbeysay xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayagoo kusoo baxay Doorasho Saakay Ka...
Musharax Madaxweyne C/raxmaan faroole ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa uu ku doonayey inuu noqdo Madaxweynaha Dowlada Federaalka...
Labaddii kursi ee ugu danbeysay Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho. ...
Waxaa si rasmi ah u dhaqangalay Bandowgii uu ku dhawaaqay gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana jirin wax gaadiidka dadweynaha ah oo...
Madaxweeynaha dalka Nigeria Maxamedu Buhaari ayaa weeydiistay mudanayaasha baarlamanka daalkiisa in loo kordhiyo fasaxa baaritaanka caafimaadkiisa oo lagu baarayo waddanka...
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...
Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho