Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya oo ah aqalka hoose ee...
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba...
Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in xaalad bani’aadanimo oo aad...
Labada mushrarx ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump ee u tartamaya Madaxtinimada Mareykanka ayaa la...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa saakay xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidanka daraawiishta ee dowlad-goboleedka...
Musharraxiinta u taagan madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa ku guda jira saacidii ugu dambeeyey ee ololahooda...
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa saakay waxaa ka soconaya diyaargarowga la xiriira doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya,...
Afhayeenka guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Mudane Maxamed Keynaan oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in doorashada xubnaha golaha shacabka ay...
Laga bilaabo 21 Oktoobar 1969 markii ay saacaddu ahayd 03:00 habeennimo waxay CQS caddeeyeen in ay laaleen Dastuurka iyo dhamaan...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur “Shuute” oo maanta Xafiiskiisa kula...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho