Mogadishu, 16 October 2016 - Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad Gobaleedka Galmudug...
Shir mid lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Dalalka Africa ayaa lagu qabtay Magaalada Cape town ee Dalka South Africa,...
Xuska maalinta Caalamiga ah ee Cunada Aduunka oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta wasaaradda beeraha Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay wasiirka...
Doorashada xubnaha aqalka sare u metelaya maamulka Galmudug aqalka sare ayaa la soo dhameystiray. Doorashadan oo mudo labo maalmood ah...
Saraakiil ka scoto Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay Maanta Gaareen Magaalada Jowhar ee Caasimadda Gobolka Shabeellada...
Waxaa soo gabagabooday doorashaddii xubnaha aqalka sare u matali lahaa maamulka Galmudug oo shalay iyo maanta si habsami leh uga...
Wasiirka Difaaca Ingiriiska Michael Fallon ayaa sheegay inuu dalkiisa u diray Tunisiya 40 Askeri oo tababarayaal ah si ay ciidamada...
Maxkamada Degmada Xamarwayne waxa ay baafinaysaa Dacwaysane Muxdiin Abuukar Axmed Ina faadumo Axmed faqay 47 jir ah , Degan dalka Talyaaniga...
Jawaahir Axmed Cilmi ayaa ku guuleysatay kursiga lixaad ee xubnaha aqalka sare u matalaya maamulka Galmudug . Kursiga ay kusoo...
Saraakiisha ciidamada badda dalka Maraykanka, ayaa sheegay in dhowr gantaal lagu ridey Maraakiib dagaal oo Maraykanku leeyahay,kuwaas oo ilaalo ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...
Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho