Howlgalkan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) ayaa ciidamada Dowladda ee NISA iyo Booliiska oo...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah mushaaraadkooda ugu deeqeen in ay...
Mogadishu, 05 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow...
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane...
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha qeybta Booliska gobolka...
Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta...
Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho