Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaao....
Warkaan ka soo yeeray ciidamada ruushka ee duqeeymaha ka wada dalka suurya ayaa sheegay in Arbacadaan maanta ah madaxweeynaha ruushka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maantga kulan looga hadlayey wada-shaqeynta warbaahinta dawladda la qaatay Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ku...
Warkan ka soo yeeray dowladda Ruushka ee duqeeymaha ka wadda dalka Suurya ayaa sheegay in Arbacadan maanta ah madaxweeynaha Ruushka...
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho waxaa sabab u ah cimilada badda oo deggan islamarkaana suurtagal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talisyada ciidanka qalabka sida ugu baaqay qorista iyo keydinta...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay wax...
Ardayda cusub ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartuum waxaa kusoo dhaweeyay uqayb-sanaha Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaaradda Soomaalida ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Dalka Qatar kula kulmay Dhigiisa S/gaas Xamad Bin Jaasim bin Xamad Alathani iyo Ra'iisul wasaaraha...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho