Kalfadhigii Kowaad kulankii lix aad oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya oo soo xaadirey 32...
Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka ah...
Guddiga gurmadka abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta bilaabay Biyo dhaamin la gaarsiinayo dadka iyo Duunyada ay abaartu saamaysay, kuwaasi...
Ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa howlgallo ka fuliyay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kuwaasi oo ku baadi goobaya...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka...
Banaanbaxaan lagu tageerayay Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa kasoo qeyb...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu...
Banaan baxan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo ka kala yimid 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir...
War qoraal ah uu soo saraay Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayer oo nuqul kamid ah uu...
Dibadbax ballaaran oo ay ka qeybqaadanayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa saaka ka socda magaalada Muqdisho. Banaanbaxan...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho