Kulankaan oo uu manta Ra'iisul wasaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug. Mudane C/kariin Xuseen...
Guddoomiyaha barlamaanka dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa maantay gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulkaas isagoo ku baaqay...
Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay faaidada uu u leeyahay ammniga iyo Canshuurta sharciga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib...
Sirdoonka Soomaaliya ayaa soo qabtay xaaska mid kamid ah horjoogayaasha ajnabiga ah ee Al-shabab, kana mid ah kooxda qaabilsan marin...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii la soo dhaafay ku sugnaa boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu...
Stephen O'Brien, oo xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha gargaarka, ayaa safar ku tagi doona dalalka Yemen, Soomaaliya...
Ilaa laba boqol oo qoys oo ka mid ah kuwa ay saameeyeen abaaraha oo ku soo barakacay deegaanka Sadax Higlo...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho