Waxaa Magaalada barakeysan ee Makkah Al Mukarama maanta lagu qabtey shir deg-deg ah oo ay qabanqaabisey Ururka Isbaheysiga Islaamka....
Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa sheegay inaysan rabshadaha Al-Shabaab u hakan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir guddoomiyay shirka billaha ah ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tegay Garoonka Balli-doogle oo xarun u ah...
Wasiirka Arrimaha gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in Dowladda Kenya si kumeel gaar ah u hakineysa dib u...
Maxkamada Federaalka ah ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwa ku ridday 9 wiil oo dhalinyaro oo...
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ahna Duqa Degmada Baydhabo ayaa ka qeybgaley Xaflad Lagu soo gaba gabeynayey Siminaar Muddo...
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda ku aaddan...
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo...
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho