Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka ka soo degay garoonka Caalamiga ah Aadan Cadde magaalada...
Fowsiyo Axmed Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa dalka Canada, ayaa sheegtay inay soo...
Ra'iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb...
Guddiga qabanqaabada xafladda caleemo saarka Madaxwaynaha ayaa haatan ku howlan diyaargarowgii ugu dambeeyay ee qabashada munaasabadda caleemo saarka madaxweyne Maxamed...
Dood cilmiyeed ay soo agaasimeen Midowga sharciyaqaannada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan ayaa lagu qabtay dalkaasi Sudan. Doodda ayaa diiradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uu wehliyey Ku xigeenkiisa koobaad ayaa kormeeray goobta maalinnimada berri ah lagu qabanayo caleema saarka Madaxweynaha...
Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan...
Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan Kheyraat ayaa ugu horey ka hadlay qorshayaasha horyaalla, isagoo Alle...
Munaasabadan oo ka dhacday Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho