Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka deggan kaddib markii shalay halkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug....
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa loo doortay Cabdi Xuseen Geeddi, kaddib markii uu cod...
Guddoomiyaha cusub ee golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabaalle ,ayaa waxaa ku guulaystay Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, markii uu ka guulaystay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Muqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub...
Munaasabad lagu maamuusayey maalinta araga aduunka oo ku beegan maanta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galay wasiirro...
Shir ay wada yeesheen Barlamaanada Afrika iyo Carabta laguna qabtay magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar, ayaa waxa ay labada...
Munaasabad loogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hal darajo la dalacsiiyey ayaa Lagu qabtay Xarunta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga...
Muddooyinki ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ka socday dib u dhis iyo nadaafad xoog leh oo sare loogu qaadayo bilicda...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho