Afar musharax ayaa u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, iyagoo ay maanta doorashada ka qeyb qaateen 21...
Waxaa soo dhamaatey Codeyntii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Wareegiid kowaad waxaana ku tartamay ilaa 21 Musharax oo dhamaantood doonayey in ay...
Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee afarta sanno soo socota oo lagu wado inay goor dhaw kabilaabato Muqdisho ayaa waxa ay kaga...
Heyโadda Culimada Soomaaliyeed ayaa Xildhibaanada Qaranka ugu baaqday in ay ilaaliyaan danta dadka Soomaaliyeed, isla markaana ay ka fogaadaan in...
Waxaa saacadaha soo socda magaalada Muqdisho ย ka dhici doonta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya afarta sano ee soo socota dalka hogaamin...
Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib waxa ay weerar ku qaadeen Hotel ku yaalla magaalada Boosaaso oo lagu...
Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir Cabdullaha Ibraahim Sahal Gardhuub ayaa caawa ku geeriyooday...
Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax iyo shaqaale...
Waxaa soo gababooday Doorashadii labadii xildhibaan ee ugu danbeysay xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayagoo kusoo baxay Doorasho Saakay Ka...
Musharax Madaxweyne C/raxmaan faroole ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa uu ku doonayey inuu noqdo Madaxweynaha Dowlada Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโaadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho