Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya mudane Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe. Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar ay Kooxda Al-Shabaab doonaysay inay ku qaadaan degaanka Ceel-baraf oo ka...
Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka (Fung) oo ay Soomaalida dhahaan (juudaanka) sida ay dhakhaatiirtu isku raaceen, waana mid...
Ciidamada Mareykanka ayaa weeraray saldhig laga maamulo isgaarsiinta(radaarka) oo ku yaallla dalka yemen,kadib kolkii mar labaad maraakiibta dagaalka Mareykanka ee...
War deg deg ah oo kusoo dhacay warqabadka radio Muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari uu ku...
Inta la xaqiijiyey labo ka tirsan maleeshiyaadka Alshabaab ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ay saakay ku aasayeen wadada Ex...
Ila todobo murasha oo u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka dowlad goboleedka HirShabeele ayaa xalay khudbad ka horjediyay Barlanaaka Dowlad goboleedka...
Dowladda Kenya ayaa xorriyaddiisii dib u siisay Tom James, oo kasoo jeeda Dalka Britain, markii ay Boliiska la dagaallama Argagixisada...
Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International...
Wararka laga helaayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho