Xarunta Kumeel gaarka ee Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Md Cumar Maxamed Cabdulle...
Cadaawe Cilmi Nuur oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii hore ee dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan oo wareysi...
Dalka Burundi waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobeey ka socotay. Dowladda Burundi ayaa sheegay in seddaxdaasi qof...
Qunsulka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” ayaa booqasho oo uu ugu kuurgalaayo xaalada maxaabiista Soomaaliyeed...
Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle...
Munaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka...
Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta...
Xeer Ilaalinta Maxamada Sare ee Puntland ayaa loo Soo Gudbiyay Dacwad loo Haystay 45 Maleeshiyaad ah oo lagu Soo Qabtay...
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho