Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ka warbixiyay shir looga hadlayay xabsiyada oo lagu...
Waxaa iminka munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliya ay ka socotaa magaalada Muqdisho...
Muxsiniin Soomaaliyeed oo gudaha iyo dibadda kala jooga ayaa deeqdan soo gaarsiiyay Maryama Abuukar Jimcaale, waxeyna gaareysaa $10,000 toban kun...
Muqdisho, 20 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay shirweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirweynihii Qaran ee looga hadlayay aayaha dhallinyarada Soomaaliyeed. Shirkaasi oo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka...
Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ka hirgeliyay waax cusub oo shaqadeedu tahay...
Fanaanka Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa sheegay in...
Tababarkaan oo ahaa mid lagu barayay 110 haween ah oo ka mid ah qoysaska barakacayaashaa ee ku nool qaar ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabiley wafdi ay hoggaamineyso Agaasimaha Hey’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) xafiiskiisa kulan kula qaatay...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho