Xilli abaaro ba'an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta waxa uu...
Kulanka maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka kooban labada aqal oo kala ah golaha...
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa so gabo-gabeeyay Wajigii kobaad ee tirokoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug kadib...
Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho....
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay qorshaha baarlamaanka 10-aad...
Deeqdan oo isugu jirtey bur, bariis, baasto, sonkor, caano iyo agab kale ayaa hayada bisha cas gaarsiisey inku dhow 400...
Tababarkan maanta magaalada Cadaado uga furmay qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada sare ee deegaanada Galmudug ayaa...
Munaasabadaan lagu daah furayay xarunta Hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin ka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo howlo shaqo ku maqna dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho