Tuulada Yaaq-bishaaro ayaa waxaa ka socda dagaallo xooggan oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii...
Wasiirad ku xigeenka Beeraha iyo waraabka Puntland Siciido Xuseen Cali oo waraysi Gaar ah siisay warbaahinta qaranka ayaa ka xog...
Xilli dhaqdhaqaaq ganacsi uu ka bilowday degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ganacsatada Sooamaliyeed waxa ay bilaabeen inay mashaariic maalgashi...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay xalay sakhdii dhexe weerar Duqeyn ah ka geysteenteen Tuulooyinka Hanti...
Tartankii Ciyaarta Gabdhaha Kubadda koleyga ee Maamul-goboleedyada Dalka ayaa soo gaaray heerka kama dambeys ah. Ciyaarta kama dambeysta ayaa la...
Furitaan tababarkaan sare u qaadidda aqoonta howl-wadeenada garsoorka dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, xubno...
Wasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay in uusan...
Maamulka Gobolka Banadir ayaa ka hadlay xubnaha lagu kordhiyey aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya waxaana ay cadeeyeen mowqiifkooda ku aadan...
Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa muddo dheer ka dib waxaa ka bilowday dhaqdhaqaaq ganacsi, ka dib markii todobaadkan ay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho