Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu...
Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw Madaxweyne ku xigeen u doortay Cali Cabdulaahi Guudlaawe oo ka guuleystay musharaxii la tartamayay oo...
Gudoonka Baarlamanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxwynaha Hirshabeelle oo uu ku guuleystay Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61...
Magaalada Jowhar waxaa goor dhow ka bilowday doorashada madaxweynaha dowladgoboleedka Hirshabeelle oo ku tartamayaan laba Musharax oo kala ah Cali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray shirkadda nadaafadda deegaanka ee ECCO...
Masuuliyiinta maamul-goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta guddi u saaray xalinta khilaafyadii iyo colaaddii ka jirtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka...
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Koofur Galbeed ayaa sheegay in loo baahanyahay in xubnaha Baarlamaanka u tartamaya ay soo gudbiyaan codsiyadooda....
Howlgal ciidan oo dib loogu qabsanaayo magaalada Mosul oo ah halkii ugu dambeysay ee ay awoodda ku lahaayeen kooxda Daacish...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 26,819 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah la xaqiijiyay in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho