Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee...
Safiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka...
Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko ku xirneyd gaari maanta ku qarxay agagaarka Siinka dheer, halkaasi...
Wasaaradda Haweenka oo soo qaban qaabsiay munaasabad lagu xusayo maalinta Xuquuqda Aadanaha oo ku beegan 10-ka December oo ay ka...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee matalaya Gobolada Waqooyi oo maanta markale ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, kaas...
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay midkalena wuu ku dhaawacmay kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu...
Urur goboleedka IGAD ayaa taageero xooggan u muujiyay qabsoomidda doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ee lagu wado inay dhacdo dabayaaqada sanadkan aynu...
Maxkamadd ku taala Jasiiradda Seychelles ayaa sii deysay 5 muwaadin oo Soomaali ah oo ku eedeysnaa falal burcadbadeednimo ah. Garsooraha...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Dirta Waqooyi ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho, waxaana markiiba la doortay mid kamid...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho