Saxaafaddu waa muraayad laga daawan karo dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale...
Barlamaanka Puntland ayaa la filaa in ay maanta si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saarida xubnaha u...
Masjidka Arbaca Runkun ee degmada Xamarweyne oo ah masjid Qadiimi ah oo dhisan muddo 771 sanno ayaa manta Guddoomiyaha Gobalka...
Shirka saddex-geesood ah oo u dhaxeeya Soomaaliya, Kenya iyo UNHCR oo looga hadlayo xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoominayay shirka bilaha ah ee horumarinta iyo...
Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad gobaleedkaasi. Xubnahaan la...
Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland kadib tartan adag oo maanta ka dhacay...
War hordhac ah oo iminka naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo oo ay si habsami leh uga socdaan Codaynta...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka bilaawday dhageysiga khudbadaha xubnaha murashaxiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho