Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu sareeyo Kismaayo ugu qabtay xubnaha labada Aqal ee...
Gudomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu wehliyo sarkaal ka socday hay'adda UNICEF ayaa kormeeray goobo caafimaad oo...
Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada cusub ee aqalka hoose u metelaya maamulka Puntland kuwaasoo ka kooban 37...
Kulan aqooneedkaan oo ay kasoo qaybgaleen, aqoonyahan, indheergarad iyo mas'uuliyiinta xoogaga u dhaq-dhaqaaqa adeega bulshada ee jaaliyada Norway ayaa ahaa...
Magaalooyinka xarumaha u ah maamul goboleedyada dalka ka jira Sida Puntland , Galmudug, HirShabeele,Koofur Galbeed iyo Jubbaland ayaa lagu soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo...
Xaflad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH ) ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Dhusamareb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaana ka soo qeybgalay...
Waxaa Saaka mar kale dib uga billowday Magaalada Muqdisho doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose u matalaya Gobollada waqooyi Baarlamanka cusub ee...
Muqdisho- 12 December -2016-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay...
Waxaa Saaka Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland dib ugu billoowday doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulkaasi. Kursiga...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho