Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya...
Muqdisho, 11 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar...
Dawladda Niger ayaa ogolaatay in dalka Jarmalka uu Saldhig cusub ee Ciidan dhanka Taakuleyn ah ka furto dalkeeda. Qorsha Saldhiggan...
Xarunta Kumeel gaarka ee Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Md Cumar Maxamed Cabdulle...
Cadaawe Cilmi Nuur oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii hore ee dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan oo wareysi...
Dalka Burundi waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobeey ka socotay. Dowladda Burundi ayaa sheegay in seddaxdaasi qof...
Qunsulka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” ayaa booqasho oo uu ugu kuurgalaayo xaalada maxaabiista Soomaaliyeed...
Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle...
Munaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho