Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International...
Wararka laga helaayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka...
Ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha ayaa siminaar lagu baranayo horumarinta wax soo saarka dalagyada beeraha habka beerashada iyo keydinta dalagyada oo...
Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Ceel Cali ay ku dileen afar ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka,...
C/casiis Xasan Cali waa wiil saddex iyo labaatan sano jir ah oo muddo toban sano uu la xanuunsanayay xanuun dhinaca...
Munaasabadan lagu xusayey maalinta Aragga Adduunka oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Uruka Indhoolayaasha Soomaaliyeed ee SABA iyo...
Urur lagu magacaabo Arlaadi Aid oo ay ku mideysanyihiin Dhallinyaro ka soo jeeda Koonfurgalbeed ee kunool Dalka Dibadiisa ayaa dayactir...
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ayaa ka qeybgalay sanad guuradii 150 aad...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho