Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami...
Liiska Musharixiinta aqalka sare ee Galmudug Kursiga 1-aad 1-Cabdi Axmed Dhuxulow 2-Luul Maxamed Sh Cusmaan Kursiga 2-aad 1-C/qaadir MacalinNuur Siyaad...
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, abwaanno iyo Culimaa-udiin ayaa maanta Isbitaalka Urdugaan Ex. Digfeer ku booqday Abwaan Maxamuud...
Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray Caasimadda Kuwait. Wafdiga waxaa garoonka...
Labo qof oo waday Baabuur walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa weerar ku qaaday goob ay ciidanka Booliska dalka Turkiga...
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa maanta isugu tagay xubnaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, oo dhismahiisa uu ka socdo...
Gudoomiyaha hey'adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagama maarmaan ay...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo shalay lagu dagaalamay ayaa saaka dagan. Wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama...
Ciidanka dowladda Kenya ayaa saaka howlgal ka wadda deegaanno hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya kaddib markii ay soo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho