Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa jidka u galay ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka Soomaaliya kuwaasi oo marayay inta...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxaa ugu soo gaba gaboobay kulan howleed ku saabsan...
Muqdisho, 17 June 2016 (Villa Somalia)----Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV oo marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo ku xigeenkiisa Joe Biden ayaa booqday magaalada Orlando si uu uga qeyb qaataan baroor diiqda...
Xildhibaan ka tirsaneyd baarlamaanka dalka Ingiriiska oo lagu magacaabi jiray Jo Cox, ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada London. Wakaalada Wararka AP...
Masu’uliyiinta Dalka Niger ayaa sheegay inay ka heleen meel u dhaw Sahara Xuduuda Wadanka Aljeeriya Meydadka 34 muhaajiriin ah oo...
Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in 18 qof oo Soomaali tahriib ah ay geeriyoodeen, kadib markii lagu soo qariyay gaari...
Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho