Wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug ayaa gudiga waxbarashada deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ku wareejisay Iskuul sare oo dhismihiisa la...
Ururada dhalinyarada kala duwan ee ka jira degmada Buuhoodle ayaa maanta deeq raashina ah gaarsiiyay dad dhawaan ka barakacay dagaal...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo howlo shaqo ugu maqnaa dalalka Kenya iyo Uganda, isla markaana...
Xabsiga Weyn ee Magaaladda Baydhabo oo hadda ay ku jiraan Maxaabiis fara badan oo ku Xukuman Dambiyo kala duwan, qaarkoodna...
Ciidamada badda Talyaaniga ayaa 4,500 qof oo muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay xeebaha badda dhexe (Mediterranean sea). Qaxootigan oo ka...
Natiijada aftidii laga qaaday shacabka Britain ayaa muujineysa in dalka Britain uu ka baxay Midowga Yurub sidaana ay ku guuleeysteen...
Dhalinyaro gaareysa ilaa 115 ayaa maanta la gudoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay soo dhameeysteen tababar la xariira barashada xirfado kala duwan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib u dhisidii Wasaaradii hore ee Maaliyadda oo ku...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Waxaa la sugayaa caawa natiijada Codaynta aftidi taariikhiga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Britain, taasoo loo qaadayo in UK...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho