Taliyaha hayโadda nabad sugidda ee gobolka Banaadir oo ka hadlay, sida hayโadaha ammaanka dawlada Soomaaliyaย ayย u xajiiyeen amniga Caasimadda,ย ย ...
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 โ 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Kulan maanta magaaladda muqdisho ay ku yeesheen masโuuliyiin ka kalaย socotay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya...
Shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa maanta la soo gebagebeeyay kaas oo muddo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho....
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobeey u qaabilsan dalka Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in ay istaagtay colaaddi ka...
Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceelgaras oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Horjoogaha la dilay oo lagu...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in howshan maanta lagu qabtay dadaalka ay sameeyeen shacabka iyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweyne...
Iska horimaad si kama`ah ku dhex martay laba ciidan oo ka wada tirsan Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhaawac uu...
Waxaa la soo gaba gabeeyay shir madaxeedkii 28aad ee IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho. Shirka waxaaย ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rashmi ah u furay shir Madaxeedka IGAD ayaa sheegay in shirkan uu...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...
Ciidamada Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho