Hogaamiyeyaasha qaaradda Africa iyo Japan ayaa waxaa ay isla garteen ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah loola dagaalamo kooxaha...
Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka...
Wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaanka Bay-xaaw oo qiyaastii todobo KM...
Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in...
Wasaaradda haweenka Soomaaliya oo hormuud u ah qeybaha haweenka Soomaaliyeed ayaa dhawaanahaanba waday dadaalo ay ku doonayaan in ay ku...
Safiirka dowladda Soomaaliya u jooga dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka, si uu...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray Degmada Baraawe ee xarunta Maamulka K/galbeed ayaa waxaa...
Ciidamada amniga ee dowladda ayaa caawa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari nuuca loo yaqaan kaarib oo laga soo...
254 arday oo bartay kuliyadaha Cafimaadka ingineringka Cumputerka iyo siyaasada oo noqonaya dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa Jamacadda Jamhuuriya...
Munaasabadda tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidanka Danab waxaa ka qeyb galay saraakiil...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho