Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey'adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay...
Shirka madaxda wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya....
Muqdisho, (Villa Somalia):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed...
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed,...
Xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo...
Wasiirka Isgaarsiinta Xukuumadda Yeman, Muraad Al-Xaalimi, ayaa shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ee soo socota uu Garoonka Caalamiga...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay...
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta howlo shaqo u tegey magaalada Baydhabo ee xarunta...
Wasiirka wasaarada Difaaca Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray...
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...
Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho