Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka waxa uu uga furmay Magaalada...
24 qof ayaa dhimatay ku dhowaad 30 kalana dhaawac ayaa kasoo gaarey dagaal beeleed 3 dii maalmood ee lasoo dhaafay ka...
Waxaa mudooyinkan ka socday magaalada Doha ee dalka Qadar Koob u dhexeeya Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee ka dhisan Xaafadaha dalka...
Maamulka Jaamacadda Galgaduud ayaa munaasabad u qabtay Ardaydii gashay Imtixaanka midaysan ee Wasaaradda Waxbarashada si ay Ardaydu u kala xushaan...
Howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shan kamid ah askartooda lagu xirey magaalada Muqdisho maaalintii shalay...
Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa goordhaw la wareegay deeganada Juungal iyo Jali Xareed oo qiyaastii 40km u...
Xubnaha baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay sharciyada Axsaabta siyaasadda, Xananada xoolaha...
Allaha u naxariistee feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, oo sabtidii la soo dhaafay ku geeriyooday isbitaal ku yaala...
Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda xeryaha qaxootiga ee...
Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka mid ahayd suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka oo shalay ay Muqdisho ku...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho