Gudoomiyaha Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay qaar ka mida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu aasay Labo Wasiir Dowle iyo Nabadoon ka tirsan...
Munaasabad ay soo qaban qabisay Jimciyadda SOHEDA islamarkaana looga soo horjeeday inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu...
Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay sida xogta argagixisada loogu bedelo caddeymo maxkamadda...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho, cutubyo katirsan ciidanka Kumaan-dooska...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha...
Dhallinyaradan oo isugu jiray Gabdho iyo wiilal ayaa tira ahaan gaarayey 250 ayaa waax muddo 6 bilood ah ay ku...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada wafdi ka socda Isutagga Imaaraadka Carabta oo booqday dugsiga tababbarka booliska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, ayaa halkaasi...
Madaxweyne Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa taageerayaal badan oo isugu soo baxay dibedda hore ee dhismaha baarlamaanka dalkaasi hadal...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho