Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga oo ka qeyb qaadatay dibadbax aad u balaaran oo xalay ka dhacay magaalada...
Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Turkiga in ay xaaladda dejiso, kaddib isku-daygii afgembi ee dhicisoobay, kaasoo dhaliyay in dowladdu ay...
Munaasabad Casho sharaf aha ayaa xalay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) waxa uu usameeyay Ciyaartooyda...
Dowaladda Soomaaliya ayaa samaysanaysa maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka iyada oo hada si ay socoto Samaynta tiradii ugu horaysay oo gaaraysa...
Kigali, 16 July 2016 (Villa Somalia)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Kigali ee...
Ra`iisulwasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Cumar cabdirashiid, wasiro Xukuumadda faderaalka Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan iyo Xubno kale ayaa Booqday Safaarada...
Shil Gaari ay ku geeriyoodeen Wasiiro ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa ka dhacay Gobolka Mudug gaar ahaan inta u...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar...
Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta dibadbax ay ku taageerayaan Madaxweynaha Dowladda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ka sameeyay Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada kigali ee wadanka Rwanda kulan kula qaatay maanta kaaliyaha,xoghaya arimaha...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho