Gudoomiyaha gudiga hirgelinta doorashada dadban ee Dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso...
Munaasabad xariga looga jarayay Dugsiga sare ee degmada oo ay si wadajira uaga qayb qaaten dhismahiisa Dowladda Federaalka iyo Hay’ada...
Agaasimha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi oo ay wehliyaan agaasimayaasha Radio Muqdisho...
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka maamul u...
Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa weli si habsami leh uga socda Muqdisho, iyadoo la rajeynayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada...
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay xarunta dhaqan celinta carruurta darbo jiifka ah ee degmada C/casiis ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada banaan baxii maanta ka dhacay taalada Daljirka Dahsoon ee degamda Boondheere.
Wafdigan oo ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho