Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka Af-Soomaaliga iyo kaalinta ay Hooyada ka qaadan karto horumarinta Afka ayaa...
Kulan looga doodayay habraaca qorshaha Federaalka iyo taageerada waqtiga loo asteeyay doorashada Madaxtinimada dalkeena in ay ka dhacdo oo uu...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey...
Wasaarada arimaha dibada dowladda Mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo....
Malaayiin dadka reer Turki ah ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Istanbul ee dalkaas, dadka ka qeybgalay isu...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay heshiiska laga garay waqtiga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Faederaalla Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa deeq lacageed gaarsiiyey dhibane Cabdinaasir Saciid Ibraahim (Kaneeco)...
Fiidnimadii Caawa aya qarax ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama inta u dhaxaysa Isgosyaka Shaqaalaha iyo Hotel maka Almukaram,Warar aan helany...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa magalada Baydhabo kusoo xiray shirka golaha wadatashiga Dowladaha...
Muqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho