Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay askarta booliis ah ee ciidanka Uganda ka tirsan oo qeybta ka ah howlgalka midowga...
Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Magaalada Garowe waxay ku qabatay aqoon-wadaag ku saabsanaa baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta sheegay inay qalabeyn doonan xafiisyada taliska ciidanka cirka oo...
Ciidamada gaar ah oo ka tirsan ciidanka dalka Turkiga ayaa maanta xiray 11 askari oo lagu eedeeyay inay weerareen hotel...
Naadiga saxaafadda Soomaaliyeed oo loogu talo galay isku xirka iyo wada shaqeynta warbaahinta waxa ay ka shaqeyn doontaa fuddeynta howlaha...
Muqdisho, 28 July 2016 (Villa Somalia). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...
Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle oo ah guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Xukunka dilka ah oo ay maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ay ku riday labo ruux oo ka...
Munaasabaddo loogu weyneynayo Koowda August oo ah markii dhidibada loo taagay Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Magaalo madmaxda Puntland ee Garoowe...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa markale fursad siisay dhalinta ay qaldeen maleeshiyada Al-Shabaab in ay isaga soo tagaan oo ay ka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho