Bahir Dar, 17 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam...
Munaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka...
Tartan xifdinta Quraanka Kariimka oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq ayaa waxaa ka qeyb galay araday Soomaaliyeed oo ka...
Muqdisho, April 17, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka...
Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka ee Howlgalka ka wada bariga Galgaduud. Taliyaha Ciidanka...
Munaasabada tartanka doorashada hogaanka Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacada Galgaduud Universty ee degmada Caabudwaaq. Tartanka doorashada hogaanka...
Dhul gariir ayaa ka dhacay lix gobol oo ka mid ah dalka Ecuador iyadoo ay socdaan howlo loogu gurmanayo dadka...
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in koox hubeysan ay 140 qof ku dileen dhanka galbeed ee dalkaasi, ugu yaraan 39 caruurana...
Shirkii loogana hadlayay arriimaha dhaqaalaha caalamka ayaa lagu soo geba gebeyeey magalaada Washington ee dalka Mareykanka ayadoo laga soo saarey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho