Hay’adda Somali Relief network of North America ee fadhigeedu yahay Waqooyiga Mareykanka ayaa deeq qeybin u sameeyay dadweyne ku nool...
Munaasabadda dhagax dhigga cusbitaalka oo loogu tala galay hooyada & dhallaanka degmada Warsheekh ayaa waxaa ka qeybgalay, maamulka degmada iyo...
Deeqdan maanta wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka ay gaarsiisay lix isbitaal oo ku yaala magaalada Muqdisho isla markaana ay kamid...
Ku simaha Madaxweynaha dowladda goboleedka Koofur Galbeed Soomaalitya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Baydhabo waxaa uu ku qaabiley wefdi uu hogaaminayay...
Deeqdaan raashinka ah oo ka timid dowladda Turkiga ayaa maanta wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka waxaa ay u qeybisay culumaa’udiin...
Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud , ayaa si adag u cambaareeyay Weerakii kooxda Argagixisada ah ay ku...
Siminaarkan oo ay soo qabanqaabisay waaxda shaqaalaha iyo tababarada ee wasaaradda warfaafinta soconna doona muddo hal maalin, waxaa warfidiyeennada fursadda...
Munaasabad lagu abaalmarinayay ku dhawaad boqol Arday carruur Agoon ah oo isugu jira wiilal iyo Gabdho deeq lacagna lagu gudooonsiinayay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheakh Xasan Xaamud iyo mas’uuliyiin ka socday Midowga Yurub ayaa maanta ku kulmay...
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho