Shirkaan Jaraa’id ayaa ujeedkiisu ahaa u diyaargarowga Imtixaadka sanad dugsiyeedka 2015-2016 oo laga qaadi doono bartamaha iyo koofurta Soomaaliya. Agaasimaha...
Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay mishiin loogu talagalay in uu gantaalada riddada dheer gaarsiin karo qaaradda America. Wakaaladda wararka ee...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howgallo ay ka sameeyeen degaanno hoos yimaada degmada Ceel buur kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab ayna...
Ugu yaraan 3 ruux ayaa geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu soo xiray walxaha qarxa la...
Muqdisho, April 9, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha...
Mogadishu, 09 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Colaad Rooble, ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, isagoo kala...
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti,...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Jamhuuiryadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guulestay...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho